RAJO STORE
21/07/2020
RAJO STORE waxa ay kuu keentay shirts aad u quruxbadan oo tayadoda sareyso qiimahodana aad u jabanyihin taaso ah halki xabo 12.5$ lkn hadi aad ku qadanayso 5 xabo ama ka badan waxanu ku sameenayna discount Fiican oo ku raali galiya
Sido kale
Waxaan ku keenay funanaado casri ah oo aad u quruxbadan kuwaas oo ah kuwi ugu danbeeyay qimahadona uu yahay mid macquul ah halki xabo 10.5$ lkn hadi aad ku qaadanayso 5 xabo ama ka badan discount fican ayan kuu sameenayna
** macmiil lasoco dharku inay koobanyihin yaan laga hor dhameesan ciida ka hor hamoogaan RAJO STORE
* Macamiishena sharafta leh waxaanu ka raali galinayna daahitaanka alaabta, sababto ah waxa xidhna garoomada diyaradaha cudurka darti lkn hadda Wa ay timid oo wa diyaar
Wixi faahfahin Kala xidhiidh numberkan : 0614719003
Mogadishu / somalia
FG: alaabta waxaad ku heli karta kaliya delivery adigo gurigaaga jooga
06/07/2020
RAJO STORE waxa ay kuu keentay shirts aad u quruxbadan oo tayo leh qiimahodana aad u jabanyihin taaso ah 12.5$
Kala xidhiidh numberkan : 0614719003
Mogadishu / somalia
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 17:00 |
| Tuesday | 09:00 - 17:00 |
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Thursday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 09:00 - 17:00 |
| Sunday | 09:00 - 17:00 |