Kobciye Program
Kalimada Ramlo Mohamed Hassan Maamulaha shirkada Daryeel Soap oo kamid ah shirkadihii ka qalin jabiyay Kobciye Program
Irisehub
UNICEF Somalia
Kalimada Awil Osman, maamulaha Irisehub ee ku aadan qalinjabintii dhalinyadda Kobciye Program
UNICEF Somalia
Watch Ibrahim Isse Abdulle's reflection on UPSHIFT graduates.
UNICEF Somalia
27/09/2020
Hambalyo ayaanu leenahay dhamaan dhalinyaradii maanta dhameystay programka Kobciye 2019-2020.
Sharaf ayee inoo tahay inaan soo saarnay 13 mashruuc oo bilaw ah (startup) oo waliba ku guuleysteen abaalmarin lacag gaareysa $2,000. Maalgalin dheerina loobalan qaaday.
Waxaan umahadcelineynaa dhamaan cidwalba ee nagala qeybqaadatay qabsoomida prograamkaan ee ugu horeyso dowlada federaalka Soomaaliya Iyo hey’adda UNICEF Somalia
Dhamaan waaxaan u rajeyneynaa guul iyo horumar.
UNICEF Somalia
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Website
Address
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 17:00 |
| Tuesday | 09:00 - 17:00 |
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Thursday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 09:00 - 17:00 |
| Sunday | 09:00 - 17:00 |