Heegan ICT

Heegan ICT

Share

27/06/2024

Ku soo dhawow xarunta Technology-da ee HEEGAN ICT.
HEEGAN ICT waa xarun ka shaqeysa howlaha la xariira Technology-da casriga ah sida:-
1. Dhisidda Websites-ka.
2. Dhisidda Systems-ka.
3. Sameynta Muuqaalada.
4. Sameynta suuq-geynta casriga ah.
5. Nashqadeynta.

Xarunta HEEGAN ICT waxa ay sidoo kale qabataa Tababaro iyo latalin la xariirta arimaha ganacsiga iyo Technology-da.
Si aad u hesho macluumaad badan, fadlan booqo: https://ict.heegan.org/

23/03/2024

Maareynta ganacsigu waxay door muhiima ka qadata kobcinta ganacsiga iyo la socodka dhaqdhaqaaqa ganacsiga

20/03/2024

Isbitaalka waxaa ka banaan fursad shaqo oo Umuliso ah
ku soo dir CV Ciwaanada hoose.
[email protected]

Want your business to be the top-listed Media Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Lamiyarah Zoobe
Mogadishu