Somali Weyn Development Organization
Organization (SOWDO) is an independent, non-governmental and non-profitable organization established by a group of like-minded youths with experiences in different sectors recognized by Somalia's Federal Ministry of Youth and Sports.
28/12/2025
WARSAXAAFADEED| Hey'adaha ay dhallinyaradu hoggaamiyaan ee ka diiwangashan Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga JFS ayaa si wadajir ah u cambaareeyay ku xadgudubka midnimada iyo madaxbannaanida dhuleed ee dalkeenna.
Waagaan saaka baryay wuxuu billow u yahay Toddobaadka Xorriyadda oo ku suntan taariikh halgan dheer oo ay Soomaali oo dhan u gashay inay ka xorowdo gumeystayaashii Ingiriiska iyo Talyaaniga.
Meymuun Xasan Biyow waxey ka mid aheyd haweenkii xornimo u dirirka ahaa ee afkooda iyo suugaantooda ku taageeray xornimada ay soomaaliya maanta heysato.
Waa kan Madaxweynaha qaranka Mudane Hassan Sheikh Mohamud oo soo qaadanaya beyt ka mid ah gabaygii " Gaal manoo islaam wadin nama soo galeen" iyo doorkii ay suugaantii abwaan Halgamaa Meymuun ku laheyd gumeysi la dirirkii iyo gobannimo doonkii ummadda soomaaliyeed.
Alle ha janneeyo Halgamaa Meymuun.
02/05/2025
Munaasabadda maalinta Caalamiga ah ee Shaqaalaha Adduunka awgeed, waxaan u hambalyeynaa howl wadeenada samafalayaasha Somali Weyn Development Organization kuwaas oo tan iyo 2019 kii ku guda jira garab istaagga dan yarta soomaaliyeed inay helaan nolosha iyo baahiyaha aasaasiga ah.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Contact the organization
Telephone
Website
Address
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 08:00 - 17:00 |
| Tuesday | 08:00 - 17:00 |
| Wednesday | 08:00 - 17:00 |
| Thursday | 08:00 - 17:00 |
| Saturday | 08:00 - 17:00 |
| Sunday | 08:00 - 17:00 |