Save The Vision

Save The Vision

Share

Photos from Save The Vision's post 13/10/2025

Indhafiiq lacag la’aan ah - Adado - Galmudug

Ololaha Rajada dib usoo celinta Arraga.

Waxaa si wanagsan noogu soo dhamaaday magalada cadado adeeg indha fiiq lacag la aan ah kasoo isugu jiray daweyn , arrag sixid iyo Qaliinka caadka oo dhamaantood lacag la ‘aan ah oo ay kudeeqday hayada fulinaysayna hayada .

Waxaana ka faaidaystay 2,000 oo qof oo isugujiray qaliin, daweyn iyo okiyaale.

Waxaan sigaara ugu mahadnaqayaa wasaarada caafimadka galmudug, mamulka iyo shaqalaha isbitaalka adado iyo bulshada qaybaheeda kala duwan oo siwayn ooga qayb qaatay qabsoomida adeegan samafalkaa.

Waxan illahay ooga rajaynaa dhaman intii ka faaidaysatay caafimaad taam ah iyo nuur inta ku deeqdayna miisaankooda xasanaadka allaha u saaro

Majiraan meel aad jeclan lahayd in lagaarsiiyo adeegan samafalkaa ?

30/01/2025

Free Eye camp - Madina Hospital

Waxaa sinwanagsan u socdo indhafiiq lacag la aan ah kaasoo isugu jiro Daweyn , sixid arraga daciifka iyo daweynta xanuunada indhaha .
Adeegan ayaa ah gabi ahaanba mid lacag la aan ah wuxuuna kasocdaa isbitaal weyn ee madina Hospital wuxuuna socon doonaa muda kooban.

Fadlan gaarsii sxb badaa iyo inta u baahan.

Save The Vision

Photos from Save The Vision's post 20/01/2025

Free Eye camp - Banadir

Waxa mardhow noo bilaaban doono wajigii labad ee indha fiiq lacag la’aan ah xarunteena Tabelaha sh ibrahim.
Fadlan Gaarsii sxb badaa

Wixii faahfaahin ah kala xariir
0619590011

Want your organization to be the top-listed Non Profit Organization in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Mogadisho
Mogadishu
00252