Qalin Creative
Founded on December 10, 2022, Qalin Creative has been delivering high-quality creative digital solutions, focusing on Graphic Design, Video Editing, Motion Graphics, Branding, and Social Media Content Creation.
12/05/2026
Hadad tahay Designer Commision Ayaan kuu ogolnahay Shaqooyinkaaga daabacaada la xiriirra ee Client-gaaga, Waa fursad WhatAppkeena hoose nagala soo xiriir.
☎️WhatsApp:0618317060
🪩Website :https://www.qalincreative.com
"Hal-Abuurkeenu Waa Xalkaaga".
See less
06/04/2026
🎉 Kusoo dhawoow bahda Qalin Creative!
Waxaan si sharaf iyo farxad leh ugu soo dhaweyneynaa Maryan Daud Abdi, oo kusoo biirtay bahda Qalin Creative kana noqotay Content Creator iyo Voice Over Artist.
Khibraddeeda ku saabsan abuurista content-ka hal-abuurka leh iyo cod bixinta (voice over) waxay door weyn ka qaadan doontaa kobcinta tayada adeegyada aan siino macaamiisheena. 🎙️✨
Wadajir ayaan u dhiseynaa mustaqbal ku dhisan hal-abuur, xirfad, iyo adeegyo casri ah. 🚀🎬💡
Fadlan nala soo dhoweeya Maryan, una rajeeya guul iyo horumar safarkeeda cusub ee Qalin Creative.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Bakaro Market
Mogadishu