Dermasom
12/01/2023
🔶 💉 PRP ( Platelet-rich plasma )
🔶 💉Faa iidooyinka PRP leedahay waxaa ka Mid ah
✅️Yareenta tima daadashada
✅️Sare u qaadista kobcinta iyo bad qabka timaha.
✅️Dib usoo saarida timo cusub oo badalaya kuwii daatay.
✅️PRP waxaa kujira maadooyin nafaqo ah kana qeyb qaata sare u qaadista bixinta timaha.
Si isbadal muuqda aad u heshid waxaad u baahantahay 4 tii isbuucba mar inaa qaadatid cirbada 💉PRP.
🔶farxad aan lasoo koobi karin ayee ii thy inaan arko bukaan kayga oo bogsaday isla markaana kalsoonidiisi dib u helay.
🔎
Qeybta Maqaarka, Timaha iyo Cidiyaha ee Isbitaalka Aadan Cabdulle waxaa lagu soo kordhiyay qalab casri ah Oo lagu ogaanayo dhibaatada timaha sidoo kle waxaa lagu soo Kor dhiyay daaweyn casri Oo loo yaqaano PRP kaas oo loogu talagalay in lagu daaweeyo Daadashada Timaha, koriima yarida iyo bidaarta waxaana heegan ku ah Dr Mohamed Ahmed Nasiib
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the practice
Telephone
Address
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 08:30 - 16:30 |
| Tuesday | 08:30 - 16:30 |
| Wednesday | 08:30 - 16:30 |
| Thursday | 08:30 - 16:30 |
| Saturday | 08:30 - 16:30 |
| Sunday | 08:30 - 16:30 |