MOWLA
07/09/2023
Waxaan logo u sameye my bro Ahmed Abdikarim waayo-arag
BY MOWLA
10/07/2023
Facebook poster design MOWLA
08/07/2023
Mid kamid ah plug-ins-ka ama Page Builders-ka ama ugu cajiibsan WordPress waa Elementor wuu fududyahay waxaana ku sameyn kartaa nooc kasta oo website ah waliba sidaa doonto ayaad u naqshadeyn kartaa,
ELEMENTOR TEAM 🗣"With Elementor, you can do everything yourself, from concept to the final website. No more splitting resources"
wixii warbixino dheeri ah fadlan booqo website-ka 👇https://elementor.com/for/designer/
W/Q MOWLA
06/07/2023
Wordpress waa bilaash furan (free and open-source) nidaamka maareynta macluumaadka (content management system CMS) ooku qoran PHP, MySQL, iyo MariaDB database, wordpress waa dhisaha bogaga (websites) ugu caansan ama loogu isticmaalka badanyahay dunida waxaana lagu dhisay in kabadan 43% bogaga caalamka.
WordPress waxaa markii h**e loo dhisay blogging, laakiin tan iyo markaas waxaa loo hormarinaaye in lagu dhiso noocyo badan oo mareegaha ama bogag ah oo ay ku jiraan portfolio websites, E-commerce stores, News websites iyo Business websites, Way fududahay inaad bog ku dhisto WordPress ama aad wax ka badasho naqshada ku diyaarsan ee tuulayaasha ah hadii ey noqoto in website bilow lagasoo bilaabo xataa wuu fududyahay .
Si aad u hesho macluumaad dheeri ah booqo link-yada hoose
WordPress.org: https://wordpress.org/
WordPress Codex: https://codex.wordpress.org/
WordPress Tutorials: https://www.wpbeginner.com/
WordPress Themes: https://wordpress.org/themes/
WordPress Plugins: https://wordpress.org/plugins/
W/Q MOWLA
12/04/2023
New logo design Shirkada Dharka Gacanta ee Gacanmaal
Si aad uga dhex muuqato Gacansiyada kale waa in aad leedahay Astaan kuu gaar ah, oo macaamiishaadu kugu gartaaan,
#
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu