Lemon Graphics

Lemon Graphics

Share

25/06/2023

Meher wacan Sacdia đź’ŤIbrahim.

18/09/2022

Kabo Qofka Indhoolaha caawinaya oo lasoo saaray!

Shirkad laga leeyahay dalka Austria ayaa dhawaan soo saartay kabo caaqil ah oo foodda looga rakibay jiheeye dareenside ah oo dadka araga la’ ka caawinaya inay ka hortagaan ama ka joogsadaan halisaha kusoo fool leh marka ay soconayaan.

Qiimaha la iibinayo kabahan ilaa hadda waa €3,200 ($3,850) halkii joogba. Waxaana gebi ahaan loo hindisay horumarinta habsocdaalka indhoolayaasha. Kabaha waxaa ku xiran kaamerad iyo sameecad ku wada xiran bluetooth-ka mobilka qofka xiran kabaha.

Waxaase dhici karta in xattaa qof kale oo aan la socon sitaha uu hagi karo ama uu siin karo tilmaamo caawin kara si uu u gaaro halka uu ku jeedo – iyada oo isla mar ahaantaana uu ka foojignaanayo halisaha lasoo gudboonaan kara.

19/02/2022

BARO SIDA SAWIR LOOGU BADALO QORA

11/02/2022

Baro sida loo sameeyo whatsapp link

https://wa.me/252682326826

Want your business to be the top-listed Advertising & Marketing Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Jidka Tarabuunka
Mogadishu