Bisha Cad.Org
25/08/2025
Ururka Bisha Cad wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Aaisho Adan Ugaas oo kaalinta 1-aad ka gashay dhammaan ardayda dalka ee Imtixaanka Shahaadiga Dugsiyada Sare.
Waxaan u rajeyneynaa Aaiso iyo dhammaan ardayda Soomaaliyeed mustaqbal ifaya iyo guulo waaweyn.
————-
Bishacad Organization proudly congratulates Aaiso Adan Ugaas for achieving 1st place in the National High School Final Examination.
This remarkable success highlights the great role that Somali girls play in education and the future development of our nation.
We wish Aaiso and all Somali students a bright future filled with knowledge and success. 🌟
26/06/2025
Ururka Bisha Cad wuxuu la wadaagayaa bulshada Soomaaliyeed farxadda maalmaha xorriyadda.
Xorriyaddu waa astaan sharaf iyo rajo – haweenkuna waa laf-dhabarta horumarka bulshada.
Freedom is a symbol of dignity and hope – and women are the backbone of community development.
19/06/2025
Codka Dumarka: Doorkooda La taaban karo ee Ilaalinta Deegaanka iyo Cimilada (climate change )
Ururka Bisha Cad wuxuu si joogto ah uga shaqeeyaa arimaha bulshada, gargaarka iyo Haweenka, anagoo rumeysan in haweenku yihiin laf-dhabarka isbeddelka deegaanka iyo cimilada.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Airport Area
Mogadishu
252