TalaSame

TalaSame

Share

19/09/2021

((( Waa inan noqonaa dal fiican, )))

Siloo helo dal fiican waa inan halnaa dad fiican,

Siloo helo dad fiican waa inan helnaa qoys fiican,

Siloo helo qoys fiican waa inan helnaa hooyo fiican,

Siloo helo hooyo fiican waa inan helnaa gabar fiican,

Siloo helo Gabar fiican waa iney heshaa Aabo walal iyo hooyo fiican,

((((Gabadho waa dalka iyo umada)))

Photos from TalaSame's post 17/07/2021

Talo: #1
Magaalada muqdisho iyo magaalooyinka kale ee dalka kusoo waxaa batay cariiriga iyo jaamka gaadidka sigaar ah waxaa usii abuura Bajajta, hada silooyareeyo waa in shacabtu qaataan masuuliyad bajajtana ku hogaamiyaan wadada wanaagsan.

Tusaale fadlan bajajle igu wad wadada saxan hadii aad meel qaldan gasho waan kaa harayaa ogow.

waa sax shaqadaas waxaa leh ciidanka nabad galyada wadooyinka waxaase ka tiro badan shacabka kana xoogbadan sababtuna waa shilinkooda ayaa wax toosin kara.

fadlan kabilow naftaada maanta.

Want your business to be the top-listed Business in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address


Mogadishu