Seacor Computer Repairing Institute
Ujeedka ugu ween ee machadka loo hirgeliyay waa soosaarida arday kuqalabeysan xirfadaha asaasiga ah ee laxariira cilmiga computer-ka sida:
kushaqeenta iyo lafalgallidda computer-ada. Tayeenta iyo sara uqaadida tacliinta technologiyadda bulsha weenta somaliyeed ee kudhaqan gayiga somaliya.
19/03/2026
يهنئ معهد Seacor Computer Institute الأمة الإسلامية بمناسبة عيد الفطر المبارك، أعاده الله علينا وعليكم بالخير واليمن والبركات، وتقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال..
Kafaa'ideyso qiima dhimista fasalada online-ka ee bisha ramadan kuwa oo lagu barnayo cilmiga computer-ka.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Bakaaro
Mogadishu