Vumar games

Vumar games

Share

24/08/2022

C/llaahi Yuusuf Axmed waxa uu ku dhashay magaalada Gaalkacyo December Sanadkii 1934-kii.

Waxbarashadiisa dugsiga sare markuu dhamaystay, wuxuu galay kulliyadda culuumta ciidamada, muddo kaddib laba sano oo waxbarasho gaaban ah ayaa loogu diray talyaaniga sanadadii 1954-1956.

Sanadkii 1957-dii ayaa C/llaahi Yuusuf loo magacaabay ku-xigeenka taliyaha booliiska ee Gobolka Benaadir, isagoo jagadaas hayay muddo sanad ah. Waxqabad wayn oo uu muujiyay darted sanadki 1958-kii wuxuu noqday taliyaha qaybta booliiska ee gobollada Jubbada sare Iyo jubbada hoose.

Sanadki 1960-ki billowgiisi ayaa sanad waxbarasho millatari loogu diray talyaaniga. Markii uu talyaaniga kasoo laabtay ayuu mudane C/llaahi Yuusuf qabtay jagadii ugu horraysay ee Militariga isagoo noqday taliyaha policemilitary-ga ee qaybta 26-aad ee Fadhigeedu ahaa gobollada Woqooyiga soomaaliya.

21/07/2022

Welcome is back to 🎮 🎮 on Friday

Want your business to be the top-listed Realtor/realty Service in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


𝕓𝕒𝕜𝕒𝕣𝕠
Mogadishu
252