FlyUp

FlyUp

Share

Nagu saabsan
FlyUp waa shirkad ardayda ka caawisa inay waxbarasho u aadaan dalka dibaddiisa gaar ahaan dalka Turkiga,Waxeyna Xiriir la leedahay Jaamacadaha ugu waa weyn dalka Turkiga. Sidoo kale shirkadu waxey bulshada soomaaliyeed usoo saartaa Visa-yaasha Dalxiiska iyo Caafimaadka Si ay u helaan dalka ku haboon Doonistooda. Laga bilaabo maalintii la'aasaasay ilaaa iyo maanta waxaa adeegyadeena ka faa'iideestay
qeybaha kala duwan ee bulshada soomaaliyeed.

23/09/2021

Wax ku baro Takhasuskaada

Ardayda danaynayso Inay wax kusoo bartaan dalka Turkiga waxaan ugu bishaareyneynaa in xareynta visaha waxbarashada dalka Turkiga ka heli doonaan xafiisyadeena Muqdisho.

Ardayga waxaa losoo saari doonaa Aqbaalda jaamacada waxaana Loo qaban doonnaa balanta VISA ha..

Fadlan gaarsii asxaabtaada si ay uga faa'iideystaan.

Waxii faahfaahin intaa dheer nagala soo Xiriir..

Tell: 0615 76 19 28
Tell: 0613 68 88 96

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00