Naciimo
31/10/2025
Ilaahayow adiga ayaa qoray nolosha iyo jidkayga , adiga ayaa og waqtiga iyo rajooyinkayga rumoobaya . Waxan ka baryayaa mustaqbal ifaya , qalbi dagan iyo nolol barwaaqo leh . Ilaahow iga yeel mid fahamta xikmada ku jirta dib u dhaca , kana hesho farxad xilliyada sugintanka .💕
Aamin 🤲
Naciimo
02/04/2024
Qofka xilligan soo jeeda ee tahajud tukaday salaada subaxna tukanaya waa nimcaystay ee ilaahay umahad celi alx dheh 🤲❤️
Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the public figure
Website
Address
Jaale Siyaad Road
Mogadishu