Midnimo Development Association
Si guud waxaa loo aasaasey in bulshada la hormariyo waxna looga qabto dhammaan dhinac walbo.
15/01/2025
"๐๐จ๐ซ๐ค๐ฌ๐ก๐จ๐ฉ ๐๐ข๐ฅ๐๐๐ฌ๐ก ๐๐ก ๐จ๐จ ๐๐ฎ ๐๐๐๐๐ฌ๐๐ง ๐๐๐ฑ๐๐๐ซ๐๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ค๐ก๐ซ๐ข๐ฌ๐ค๐!!" ๐โจ
Ku soo biir Workshop xiiso leh oo kaa caawin doona inaad horumariso waxbarashadaada iyo diiradda akhriskaaga.
๐ Mowduuca: Doorka Diirad Saaridda Waxbarashada iyo Akhriska + Qorshaha Shakhsiyeed 2025.
๐ค Soo-jeediye: Eng. Abdifatah Shoble.
๐
Waqtiga: Jimco, 17/01/2025.
โฐ Saacadda: 8:30 PM habeenimo.
๐ Goobta: Google Meet
Maxaad ka faaโiidi doontaa?
โ
Hababka ugu fiican ee diiradda loo saaro waxbarashada.
โ
Farsamooyinka kaa caawinaya inaad akhriskaaga joogteyso.
โ
Sida loo dejiyo qorshe guuleysanaya sanadka 2025.
๐ก Workshop-kan waa bilaash! Ku habboon qof kasta oo doonaya horumar iyo dhiirrigelin.
โก๏ธ Ku biir WhatsApp Group-ka si aad u hesho link-ka Google Meet:
Ku Biir WhatsApp Group:
https://chat.whatsapp.com/I0AsvaHVoqh5Vo0a2bHX1i
๐ Ha seegin fursaddan muhiimka ah! Horumarkaagu wuxuu ka bilaabmaa hal goโaan.
Mahadsanid, oo nagu soo biir Jimcaha!
15/04/2023
allah ayaa mahad o dhan is kaleh.
Midnimo Development Association
Maanta oo Sabti ah 16/Apr/2023 da.
Waxa ay hawl gashay KAABKA HILAAC WANAAG, /Tareedisho, ololihii afiri walalkaa oo hel laba ajar.
Al xamdulilaah
Waxa si habsami leh nooga soo dhamaaday afurintii galabta aan u samaynay walalaheen somaliyed, kuwasoo mudnaa in ay helaan afurin, inta xoog baxsatay iyo inta deeq bixisayba ilaahay miisaankooda ha u saaro.
24/10/2022
Wasiirka wasaarada caafimaadka JFS mudane Ali Haji Aden iyo Gadoomiye Ku-xigeenka arrimaha bulshada ee MDA Abdulahi adam Shiine (Shiine soomaali) oo wakiil ah gadoomiyaha MDA iyo gadoomiyaha arrimaha bulshada MDA ayaa kulan sagootin iyo booqasho ah la qaatay Dr. Xabeeb oo maalmahanba ku xanuunsana magaalada Muqdisho waxa uuna dhawaan safar caafimaad ugu ambabixi doona dalka dibadiisa
Gadoomiye Ku-xigeenka arrimaha bulshada MDA ayaa ugu mahadceliyey guud ahaan dadkii garan istaagay Dr.Xabeeb oo mudo 42 sano ah ku jiray howlaha samafalka wuxuu bulshada soomaaliyeed ugu baaqay in ay garab istaagaan.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Contact the organization
Telephone
Website
Address
Mogadishu