IsackPro

IsackPro

Share

24/08/2023

Ma awooda dawladu iney xidho tiktok?

Maalinka bari ah waa xiliga ay dawlada somalia qorshaysey in la xidho shabakadaha tiktok iyo telegram aan si guud kugu sheego sida wax u dhici karaan, kow dawladu waxa ay leedahay awood dhammaystiran warqada waxa ku xusan in la xidho ee maaha in la xanibo taasi waxa ay cilmi ahaan noqonaysa inan la isticmaali karin shabakadahan xitaa hadii aad vpn xidhiidhsato sababtuna waa appkas hala xidho waxa ay ka dhigantahay in data/ama kaarka uu qofku gashanayo simcardkiisa si uu, u isticmaalo internetka uuna daalici doonin shabakadas ama si kale waa adiga oo is yidhi tiktok gal iyada oon wax internet ah ku xidhnayn taleefankaga.

Ta labaad somaliland ma ka hor imaan kartaa amarkan ka so baxay dawlada somalia?

Jawaabta oo kooban waa maya sababtuna waa in number fureedka wadanku uu uduwaan gashanyahay somalia(yacni +252 waxa maamula isla xafiiska so saarey warqada) taasi waxa ay ka dhigan tahay somalia internetkeda dawlada ayaa sharci ahaan maamusha waxa intaas ka so hadha waa shirkado u shaqeeya si ay internetka u sii qaybin lahayeen(internet service providers)

Hadii dawladu odhan lahayd tiktok ka xidha wadankena waa la sii isticmaali lahaa isaga oo qofku vpn isticmalayo, madama uu vpn ku badalayo wadanka qofku khadka ka so galayo(geolocation) imikase dawladu waxa ay hadalka ku so koobtey shirkadaha is gaadhsiintow yaan data/internetka la idinka gataa furin ama daalicin tiktok iyo telegram

Mohamed Sharif Muktar

01/02/2023

Most used Git commands simplified πŸ‘‡πŸ‘‡

🌱 Start a new project:
git init
git clone
git config

βž• Commit changes:
git add
git commit

🌿Work with branches
git branch
git checkout
git merge

πŸ”„οΈ Sync changes:
git pull
git push

πŸ’β€β™‚οΈ Helper commands:
git log
git status
git diff

Follow for more Tips Code With Isak

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


30Street
Mogadishu
252