Taakulo Program
21/09/2024
Waxaan adeegyo dheeri ah gaarsiinay suuqa Carafa ee degmada Heliwaa gaar ahaan xaafadda Suuqa xoolaha innaga oo hadaf keennu yahay garab qabashada ganacsiyada yar yar iyo in eey macaamiisheenna helaan adeeg maaliyadeed oo dhameestiran isla markaana loo dhan yahay.
Si aad u heshid faahfaahin dheeraad ah, Fadlan nagu soo booqo xarunteenna, Daarta Farah ugas, Isgoyska - KM4, Waddada Makka Al Mukarama, Degmada Hodan, Mogadishu - Somalia ama Nagala soo xariir: +252619998299.
18/09/2024
Adeegga Taakulo waxa uu kugu xidhaya ilaha dhaqaale iyo latalinta saxda ee aad ubaahantahay si aad u taageerto Qoyskaaga. Hadaba maalgelinta qoyskaaga waa mid muhiim ah si ay isku filnaansho dhaqaale u gaaraan, Maal Microfinance waxa ay ku siinaysaa adeeg la isku halayn karo Iyo caawin sax ah. Ka caawi inay hadda horumaraan qoyskaaga.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
KM4, Junction, Hodon/District
Mogadishu
252