Drs Rooda
11/01/2026
Farin kusocota Haweenka iyo dhalinyarada Reer Waqooyi Bari waxaad tihiin lafdhabarta bulshada iyo dadki dadalka badan galiyay in manta heerkan laso gadho waxa la idinka raba in aad dadalki sii laba jibaartan mudada uu socdo Caleemasaarka Madaxweynaha waa inaad muujisaan midnimo, nabad, wadajir, sii logo hor tago wax kasta oo deeganka khadar ku ah waad ogtihin inad cadow badan ledihin yaan fursad la idinka helin xidhdiina mamulka wuu inaga dhexeya cid gara maleh qof kasta masuliyad aya saran inshallah
Want your business to be the top-listed Business in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Somali
Mogadishu