Somali Blogger
28/04/2022
Hambalyo guddoomiyaha la doortay ee Golaha Shacabka BFS mudane Sheekh Aaden Maxamed Nuur(Madoobe). Waxaan rajeynaa in khibraddaada & odaytinimadaada ay dadka Soomaaliyeed ku diirsan doonaan. Waxaan bogaadinayaa xildhibaannada Qaranka ee u soo dhabar adeygay guushan taariikhiga ah
Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu