Taran

Taran

Share

29/06/2025

Taran–Maal – Adeegga Maalgashiga Joogtada ah ee Maal Microfinance

waa qorshe maalgelin oo casri ah aadna maalgashan karto lacag go'an mudo cayiman, Tusaale, 12 bilood ama kabadan.
marka mudadu dhamaato waxaad helaysaa warbixin:
- Maalgashigaagii
- iyo faa'iidada aad filaysay.

Waa hab aamin ah, sahlan, isla markaana waafaqsan shareecada islaamka si aad u kobciso hantidaada.
Waxaa loogu talagalay shakhsiyaadka iyo shaqaalaha doonaya xasillooni dhaqaale iyo horumar waara.
Bilow maalgalintaada maanta adigoo isticmaalaya adeega Taran maal

24/11/2024

Saameynta Bulshada
Maalgeshiga Taran Mudarabah waxay ka qayb qaadanaysaa horumarinta dhaqaalaha dalka. Iyada oo la taageerayo ganacsiyada maxalliga ah iyo dadka xirfadaha leh, Taran Mudarabah wuxuu door muhiim ah ka ciyaaraa kobcinta dhaqaalaha.
______________________________

Community Impact
Investing in Taran Mudarabah contributes to local economic development. By supporting local businesses and initiatives, Taran Mudarabah play a vital role in fostering economic growth.

Photos from Taran's post 18/09/2024

Shirkadda Maal Microfinance waxa ay macaamiisheeda iyo dhamaan bulshada kusugan Degmada dharkinley gaar ahaan suuq boocle lagu wargelinaya in aan soo gaarsiinay dhamaan adeegyada aan bixinno, iyadoo ujeedku yahay inay si fudud uga helikaraan macaamiishu goobaha ay ku sugan yihiin.

Si aad u heshid faahfaahin dheeraad ah, Fadlan nagu soo booqo xarunteenna, Daarta Farah ugas, Isgoyska - KM4, Waddada Makka Al Mukarama, Degmada Hodan, Mogadishu - Somalia ama Nagala soo xariir: +252619998299.

Photos from Taran's post 16/09/2024

Shirkadda Maal MFI Ayaa Gaarsiisay Macamisheeda Ku Sugan Suuqa Weyn Ee Bakaaraha Gaar Ahaan Khaliifa Dhamaan Adeegyada Ay Shirkadu Bixiso, Iyadoo Ujeedku Yahay Inay Si Fudud Uga Helikaraan Macaamiishu Goobaha Ay Ku Sugan Yihiin.

Si aad u heshid faahfaahin dheeraad ah, Fadlan nagu soo booqo xarunteenna, Daarta Farah ugas, Isgoyska - KM4, Waddada Makka Al Mukarama, Degmada Hodan, Mogadishu - Somalia ama Nagala soo xariir: +252619998299.

Want your business to be the top-listed Finance Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


KM4, Junction, Hodon/District
Mogadishu
252