Learn Forex

Learn Forex

Share

08/06/2024

Dhaqan Kaaba "2013 kii iyo 2014 kii waxaan ahaa Wariye, 2015 kii ilaa 2020 kii waxaan ahaa Ganacsato, 2020 kii ayaa mar qura ganacsigeygii khasaaray oo bur buray maadaama deymo badan Bank igu lahaa badeecadiina la iga gadan waayay.

2021 kii ayaan bilaabay in aan noqdo YouTuber kunool Baadiye ilaa hadana waan ahay waxaan sanadkaan 2024 dib ubilaabay ganacsi, inta aan marxaladahaas oo dhan marayey ma jirin cid garab isiisay waxaana ahaa Gabar rajo iyo agoon lamood ah oo hooyadeed dhimatay.

alxamdulilaah maanta waxaan ahay gabar isku filan oo ehelkeeda caawin karta oo caqabado kala duwan kasoo gudubtay, dhalinyaradu tusaale ha iga dhigtaan ilaahayna talo saaro xalaasha iyo xaaraantuna hakuu kala soocnaadaan"

04/06/2024

Smart

03/06/2024
03/06/2024

Dhib badanaa kkkkkkk

Want your business to be the top-listed Media Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Mogadishu