Gaashan media

Gaashan media

Share

24/01/2024

Ciidanka Xoogga Dalka iyo Geesiyaasha dadka deegaanka ayaa saaka cashar lama iloobaan ah Khawaarijta ugu dhigay magaalada Caad oo ay isku dayeen inay ku soo qaadaan weerar.

Ciidanka Qaranka iyo Geesiyaasha oo u diyaarsanaa dhagarta Cadowga ayaa dhabarka ka jabiyay qorshihii Khawaarijta.

Saraakiil ka tirsan Dawladda oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in haatan Cadowga Khawaarijta lagu sii baacsanayo bannaanka magaalada laguna daba joogo firxadkooda.

Ciidanka Dawladda iyo geesiyaasha dadka deegaanka ayaa horay si buuxda ula wareegay magaalooyin badan oo ka tirsan gobalka Mudug kuwaas oo ay ku jirto magaalada Caad.

La soco goor dhow faah-faahin dheeraad ah Insha Allah .

10/01/2023

Dhamadka khawarijta maka qeyb qadatay ciribtir ka shabaab?

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


Mogadishu