Smart Design

Smart Design

Share

Hadda Dalbo Hadda Qaado

𝗖𝗮𝗯𝗶𝗿 𝗞𝗮𝘀𝘁𝗮 | 𝗖𝗲𝘆𝗻 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 | 𝗖𝗮𝗱𝗮𝗱 𝗞𝗮𝘀𝘁𝗮.

Photos from Smart Design's post 10/01/2026

Si aad uga soo dhex muuqato ugana duwanaato ganacsiyada kale waa in aad leedahay Astaan kuu gaar ah, oo macaamiishaadu kugu gartaaan. Waxa aan macaamiilkeenna 𝐁𝐚𝐧𝐤 𝐚𝐥 𝐄𝐭𝐢𝐡𝐚𝐝 u samaynay summad ganacsi iyo Brand dhammaystiran. Si aan kuugu samayno Halkaan ka eeg.
Haddaba waxaan u taagannahay sidii aan kugu naqshadeyn laheyn astaan ay wada fahmi karaan dhammaan bulshada.

18/08/2025

Shirkadda 𝗦𝗺𝗮𝗿𝘁 𝗗𝗲𝘀𝗶𝗴𝗻 Waxay
kuu haysaa nashqada ugu tayada badan ee ku haboon 𝗴𝗼𝗼𝗯𝘁𝗮𝗮𝗱𝗮 𝗴𝗮𝗻𝗮𝗰𝘀𝗶.
Hadda Dalbo Hadda Qaado
𝗖𝗮𝗯𝗶𝗿 𝗞𝗮𝘀𝘁𝗮 | 𝗖𝗲𝘆𝗻 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 | 𝗖𝗮𝗱𝗮𝗱 𝗞𝗮𝘀𝘁𝗮.

30/03/2025

Ciid wanaagsan dhamaan umadda muslimka ah gaar ahaan bulshada soomaaliyeed iyo macaamiisheena

Ciidan ciideeda allaah nagu gaarsiiyo barwaaqo iyo nabad galyo acmaasha wanaagsan allaah naga aqbalo.
كل عام وانتم بخير
تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال

05/12/2024

Waxaan 𝗥𝗼𝗹𝗹 𝘂𝗽 Brand & 𝐝𝐚𝐛𝐚𝐜𝐚𝐚𝐝 dhamaystiran.
U sameynay Macmiilkena 𝗪𝗮𝗿𝘀𝗵𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗕𝗶𝘆𝗮𝗵𝗮 𝗖𝗮𝗮𝗳𝗶

Shirkadda 𝗦𝗺𝗮𝗿𝘁 𝗗𝗲𝘀𝗶𝗴𝗻 Waxay
kuu haysaa nashqada ugu tayada badan ee ku haboon 𝗴𝗼𝗼𝗯𝘁𝗮𝗮𝗱𝗮 𝗴𝗮𝗻𝗮𝗰𝘀𝗶.
Hadda Dalbo Hadda Qaado
𝗖𝗮𝗯𝗶𝗿 𝗞𝗮𝘀𝘁𝗮 | 𝗖𝗲𝘆𝗻 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 | 𝗖𝗮𝗱𝗮𝗱 𝗞𝗮𝘀𝘁𝗮.

Want your business to be the top-listed Computer & Electronics Service in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Bakaaro
Mogadishu
521