Horn Modern Construction & Consultancy
31/05/2025
Shaqo Dheer Kadib, Designkan Quruxda badan ba usameenay macmiilkena Modern Construction Co.
04/05/2023
TimirConstruction waxay ka caawineysa macaamiil:-
> Naqshadeynta,Qorshaynta, hagida, fulinta hawlaha dhismaha goobta, qoondaynta agabka, qiyaasida miisaaniyada, dukumentiyada,Korjoogteynta goobta iyo kormeerka dhammaan shaqooyinka Dhismaha iyo rakibaadda.
> Ilaalinta iyo raacitaanka shuruudaha dhismaha iyo badbaadada, sida xeerarka badbaadada, nidaamyada oggolaanshaha shaqada, iyo xeerarka kale.
> Warbixinta billaha iyo toddobaadlaha ah ee horumarka shaqada iyo agabka IWM.
ยค {Dhismahan Cusub ee Albakri Tower G+9, Mogadishu,Somalia.
-G+1stFloor+2ndFloor= Business stores and Hypermarket.
-3rd Floor-9th Floor = Apartments}.
Macaamil TimirConstruction ka Dhiso.
17/03/2023
Architectural design
Structural design
PEM design
FE&Manual design
Contract and construction
Dhiso qasrigaada.
Another Level of decorations!
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Xaaji-baasto, Hodan
Mogadishu