Mohan
13/12/2022
Sheeko gaaban
Waa ayaa waxaa jirey 5saaxiib ah oo magacyadooda kala yihiin: Qof, qofna, majnuun, stupid iyo doqon
Kii qof la oran jirey baa waxaa la dagaalay kii magaciisu ahaa qofna, majnuun durbadiiba wxa uu wacay police ka si uu arinta uga sheego
Majnuun: Asc
Police : wcs, maxaan kaa caawinaa wll?
Majnuun : Haa mudane qof ayaa dilay qofna
Police : adiga stupid miya thy?
Majnuun : Maya, stupid wuu qubeysanayaaa
Police : adiga majnuun miyaa thy ?
Majnuun : Haa majnuun waye qofka kula hadlayo 😂
Police : waxaan umaleynaa inaad doqon thy ?🤔
Majnuun : Maya mudane , doqon waa kan aqrinaya sheekadaan 😂
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Sorry aniga xita sidaas ookle la igu gaadey kaligeygana doqon manoqonaayo 😁 share dheh si aan
U helno doqomo badan 😂😂😂tuuga🤣
Mohan e
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 17:00 |
| Tuesday | 09:00 - 17:00 |
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Thursday | 09:00 - 17:00 |