Soldum
Dhibyarid iyo dhaqaalo badni
Daryeelka duunyada waa daawada dadkeena
OGAYSIIIS KOOBAN!
Maadaama ay nagu Bateen Codsiyada ku aadan Ardayda Danaynaysa Bractical Ku saabsan Cilmiga Xanaanada xoolaha, ayay SOLDUM iyo DUNYO tix geliyen Codsiyadaas!
Xarunta Duunyo Ee " Oodweyne-Deynile iyo Degmada Wadajir ayay Bractical Si free ah Ardyda lagu siin doono inshallh mudo kooban.
Barashada Daawooyinka iyo Dawaynta Xooolaha ayay baran doonaan maalmahaas inshallh , hadaba Hadii aad danaynayso/ Dooneyso Khamiista Ka hor Booqo Xarunta Oodweyne si laguu diiwaan geliyo inshallh ama Wac Teleefoonadaan: 618254479 Ama 619604160
Mahadsanidiiiin
21/01/2021
wa Diyar Dalabkina macmil
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 17:00 |
| Tuesday | 09:00 - 17:00 |
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Thursday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 09:00 - 17:00 |
| Sunday | 09:00 - 17:00 |