Eng Burhan

Eng Burhan

Share

10/05/2026

Awoodda Fikirka iyo Kobcinta Shakhsiyada:
Ma ogtahay in fikirkaaga hal mar uu noqon karo aasaaska guusha ama fashilka noloshaada?
Fikirku waa xudunta shakhsiyada. Wuxuu u dhaqmaa sida barbaarin silsilad ah oo kale - wax walba oo aad samayso wuxuu ka bilaabmaa fikir.
Silsiladda Kobcinta fikirka iyo Marxaladaha aay marto ayaa noqon kara shantaan xaaladood:

Want your business to be the top-listed Media Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Address


Makka Almukarama Street
Mogadishu