Easy 2 Code
si aaan ugu soo gudbiyo casharo free eh oo tayo leh. hadabo hadii aad ka mid tahay ardaydaas ku soo dhawaaaw pageka
👨💻👨💼Cashirka 16aad ee Koorsada Web Designing-ka.
waxaan kuqaadan doonaa Flexbox.
1) Waa maxa Flexbox layout?
2) waa maxay Faaiidooyinka uu leee yahay Flexbox?
3) sidee loo isticmaalaa flexbox Layout?
👨💻👨💻Cashirkii kan ka h**eeyay linkigiisa waa kan: https://fb.watch/dJGobWwVIm/
Ku soo Biir Telegram Group Link: https://fb.watch/cqzjLuU3mr/
Fadlan Sii Share gareey si eey ugu sii faaiideestaan Ardayda kale ee rabto inee bartaan Sida loo sameeyo website.
17/06/2022
ASC Asxaabta aan halkaan ku saaxiibnay waxaan dib ubilaabi doonaa cashiradeena HTML5 and CSS3.
habeen dambe Saacada markee tahay 20:30 PM ayaan soo dhigeena cashirkeni 16aad.
waxaana kaga hadli doonaa FLEXBOX Layout.
Ku soo Biir Telegram Group Link: https://fb.watch/cqzjLuU3mr/
Fadlan Sii Share gareey si eey ugu sii faaiideestaan Ardayda kale ee rabto inee bartaan Sida loo sameeyo website.
👨💻👨💼Cashirka 15aad ee Koorsada Web Designing-ka waxaan kuqaadan doonaa
qeeybta Shanaad ee projectigeena koowaad.
Cashirkaan waxaan ku baran doonaa sida loo sameeyo "Menu" anaga oo
isticmaaleeno Float layout.
👨💻👨💻Cashirkii kan ka h**eeyay linkigiisa waa kan: https://fb.watch/c6IuFYgAvR/
Ku soo Biir Telegram Group Link: https://fb.watch/cqzjLuU3mr/
Fadlan Sii Share gareey si eey ugu sii faaiideestaan Ardayda kale ee rabto inee bartaan Sida loo sameeyo website.
08/04/2022
ASC Ramadaan Mubaarak Engineerada bartaan igala socdo waxaan idin rajeynaa caafimaad. waxaan rabay inaa iidnla wadaago caawa cashirkeena dib ayuuu nooga dhacay oo habeen dambe ayaaan soo dhigaa page-ka haduu alle idmo saad ujeedaa wali Editing-ka ayaan wadaa marka hala iicudur daaro Waadna mahadsantihiin.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu