KNN
12/08/2025
Gabar 12 jir ah oo u dhalatay Bangladesh, ayaa 200 oo nin waxay ku kufsadeen gudaha Hindiya,, kaddib markii gabadhan yar ay ku dhacday imtixaanka iskuulka,, waxay ka soo fakatay Bangladesh, waxayna timid Hindiya,, balse dadkii u fududeeyay inay ka soo baxdo Bangladesh,, ayaa markii ay keeneen Hindiya waxay billaabeen inay jirkeeda ka ganacsadaan,, taasoo keentay muddo Saddex bilood ah oo ay gacanta ku hayeen inay gabadhan kufsadaan 200 nin,, iyadoo hadda gacanta lagu dhigay 10 nin oo ka mid ah raggii gabadha kufsaday iyo kuwii iibin jiray,, sida ay sheegtay The Times of India...
DAG DAG AGA BOGO
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu