Galmudug post
06/11/2022
Guri ku yaal masjid cali gaduud ayaa laga helay hubkaan iyo lacagtaan oo ee ka carareen shabaab kii.
Galmudug post
06/11/2022
Wasiirka amniga Galmudug Maxamed Cabdi Aadan 'Gaboobe' iyo guddoomiyaha Gobolka Mudug Axmed Xuseen Shire 'Bukhaari' ayaa maanta booqday furimaha Ciidamada Daraawiishta Galmudug ku leeyihiin duleydka Degmada Wisil.
Ujeedka booqashada wasiirka ayaa salka ku haya u diyaar garow dagaal ka dhan ah kooxda AS, kaas oo ay wadaan Beesha uu wasiirka ka dhashay, xilli ay muddo fog difaac uga jireen Koonfurta Gobolka Mudug, dagaallo qaraarna uu ku dhex maray kooxda AS.
Galmudug post
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Banadir Soobe
Mogadishu
2233