Security Research & Innovation Unit
Qofka ka tirsan Khawaariijta Alshabaab ee is qarxinaya halkee ku dambeyn doonaa? Waxaa su'aashan ka jawaabaya Sh. Usuuli oo aan la yeelanay wareysi gaar ah.
MoIS
Soomaaliya oo xor ah. InshaAllah.
MoSI
Khawaariijta Alshabaab waxay ku xadgudbeen diinteena naxariista badan ee Islaamka iyaga oo baneystay daadinta dhiiga culummada iyo shacabka masaakiinta ah ee la daalaadhacaya abaarta iyo macluusha ka jirta dalka.
MoIS
Khawaariijta Alshabaab wax naxariis ah oo ay leeyihiin ma jiro, waxayna ka been sheegeen diinteena naxariista badan ee Islaamka. Halkee diinta kaga qoran tahay in dumarka la iska kufsado iyada oo lagu dhahayo ukhtii naftaa ku jeclaatay.
Halkan ka daawada muuqaal yar oo laga soo jaray filim caddeyn u ah kufsiga Alshabaab ay ka geysteen degmada Raage Ceele ee Shabeelle Dhexe.
MoIS
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu
Opening Hours
| 09:00 - 17:00 |