Ubah Store

Ubah Store

Share

05/03/2024

Gor dhow I.a

21/05/2023

Gabdhaha ku dhiban xanuunka caadada waxan idin keenay suunkan oo aad dhexda ku xiraneysid waqtiga lagu joogo wuxuu leeyahay heating iyo massage, sidoo kale waxaa isticmaali kara suunkan dadka qaba dhawar xanuunka iyo jilba xanuunka, wuxuna lee yahay jaajar.
☎️0611558866

Photos from Ubah Store's post 29/03/2023

Waxan idin heyna barkinta uurka, taas oo ka cawineysa ina hesho hurdo raaxo leh kuna ilaalineysa ubadka calooshada ku jiro

http://Wa.me/+252611558866

Photos from Ubah Store's post 14/01/2023

Macaamil waxaan idin keenay makiinad yar oo aad ku shiidan karto cabitaanada noocyadooda kala duwan, makiinadaan kaga ma bahna in ay dabka ku jirto waa la jajareeya sida telephone kaga oo kale, waxaase u qaadan karta meel walba sida goobtada shaqo, hada waad dalban kartaa
Nagala so xariir +525611558866

Want your business to be the top-listed Shop in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu