Som Multimedia

Som Multimedia

Share

06/07/2026

Hel In Ka Badan 50 Udemy Courses Kaliya $20! 🚀
Ma rabtaa inaad barato xirfado cusub oo kaa caawiya shaqo helid, ganacsi bilaabid, ama xirfad kororsi? Fursaddan lama seegi karo!
✅ 50+ Koorsas oo tayo sare leh
✅ Mawduucyo kala duwan:
Barnaamijyada sida Python, Java, Flutter
Naqshadeynta: Graphic Design, UI/UX
Ganacsi: Suuqgeyn Dijital ah, Maamulka
Aqoonta guud: NLP, Artificial Intelligence, Microsoft Excel iyo in ka badan!
✅ Waxaad ku helaysaa dhammaan $20 kaliya!
✅ Lifetime Access – baro markasta oo aad rabto
✅ Certificate of Completion

04/07/2026

Barashada Ethical Hacking & Cybersecurity

Ma doonaysaa inaad barato sida loo ilaaliyo kombiyuutarrada iyo website-yada adigoo fahmaya farsamooyinka ay adeegsadaan weeraryahannada?

Kusoo biir koorsadeenna Ethical Hacking & Cybersecurity

📚 Waxyaabaha aad baran doonto:
✅ Aasaaska Cybersecurity
✅ Computer Networking
✅ Linux Basics
✅ Web Security
✅ Helidda iyo fahamka nuglaanshaha (Vulnerabilities)
✅ Isticmaalka qalabka amniga si sharci ah
✅ Tababarro gacanta lagu qabanayo (Hands-on Labs)
✅ Sida loo ilaaliyo nidaamyada iyo xogta

23/12/2025

Video Production & Graphic Design Course! 🎨
Ma rabtaa inaad barato sida loo sameeyo video xirfad leh iyo naqshado qurux badan oo soo jiita indhaha?
Kusoo biir koorsadeenna Graphic Design & Video Editing si aad u barato:
✅ Adobe Premiere Pro
✅ Photoshop & Illustrator
✅ Editing, Color Grading & Motion Graphics
✅ Naqshadeyn xirfad leh oo suuq geyn ah
🚀 Ku bilow safarkaaga hal-abuurka maanta!
📞 Nala soo xiriir: 61 3345902

04/10/2025

Kooraskani wuxuu kaa caawin doonaa inaan si xirfadaysan u barto naqshadeynta (design) iyo tafatirka muuqaalka (editing) si aan u sameeyo shaqooyin tayo sare leh oo hal-abuur leh.
kuso nagu soo biir
+252 61 3634557

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


Mogadishu
2526