Jaceyl
Waa habeen jimco ah
Hal mar si wada jir ah aan ugu wada sallino nebigena muxammed (scw).
10/11/2022
Naf xusuus dawaafkii, shan daqiiqo k**a tegin sidii bey udayeysaa, doodaheeni berigii iyo dooq sinnaantii.
🤐💔💯
09/11/2022
Adiga dartaa ayan qalad walba ucafin jirey si aan kuu ilaashado balse madhicin.
😓🤐
Farxadaadu waxey kuxiran tahay qof kale farxadiisa.
🤗
Asc
Kuwa naga tagay xittaa hadey soo laabtaan uguma iman doonaan qalbiyadeena daacadnimadii iyo kalsoonidii.
💯
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the public figure
Telephone
Website
Address
Wadada 30-ka
Mogadishu
1234