Youth Networking And Development Association YNDA
14/10/2022
MA OGTAHAY?
1- Ma ogtahay Qofkii ugu Horeeyey ee Dega Xaramka inuu ahaa Haweeney waana Haajara.
2- Ma ogatahy Qofkii ugu Horeeyey ee Rumeyey Rasuulka CSW, iney aheyd Haweeney waana Khadiijah Bint Khuweylid.
3- Ma ogtahay Qofkii ugu Horeeyey ee Dhiigiisa islaamka u Daadiyey iney aheyd Haweeney, waana Sumaya (Cammaar Aala Yaaser Hooyadiis).
4- Ma ogtahay in ilaahey soo Dejiyay Suurad dhan taas oo loo gaar yeelay Dumarka, waana Suuratu Nisaa.
5- Ma ogtahay in Khudbatu Wadaac uu Rasuulku CSW, yiri (Dumarka waxaan idiin Dardaarmayaa Khayr), uuna ku cel celiyay Saddex jeer.
6- Ma ogtahay in Rasuulka CSW, uu yiri:- Qofkii uu ilaahey siiyay Saddex Hablood, isla markaana Edbiya ee Wanaajiya Edbintooda waxay u noqonayaan kuwo Naarta ka Xoreeyaa.
7- Ma ogtahay jannada Allaah u Balan qaaday Mu'miniinta in la dhigay Lugaha Hooyooyinka Hoostooda.
(ALLOOW DUMARKA NOO XAFID).
28/09/2022
Xishaadka iyo ixtiraamku waa qeyb ka mid ah nolosha bani aadamku
07/09/2022
Be read while you leave the house or your home Allah will saved you all the day insha Allah
27/07/2022
Ku xalli qalinka bedelkii aad ku dhaawici laheyd ama ku waxyeeleyn laheyd kumanaan qof nafsadahooda waad awoodi kareysaaye
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the organization
Telephone
Website
Address
Mogadishu