Sahruuj
Ma Aqbali karo in walalkayga Muslimka ah oo Somaaliga ah layga waardiyeeyo oo waliba uu iga waardiyeyo shaqsi aan Dhalasho iyo Diin tuna aany wadaagin.
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Shacabka Muqdisho ka codsaday in ay u dulqaataan xirnaanshaha jidadka caasimadda inta ay socoto munaasabadda caleemasaarka madaxweynaha maadaama ay dalka imaanayaan madax iyo wufuud heer sare ah.
Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa faray Taliska Booliska in ay diyaariyaan gaadiid goobaha caafimaadka lagu geeyo dadka ay la soo darsaan xaaladaha caafimaad inta ay jidadku xiran yihiin.
09/05/2022
Ugu danbeen musharax madaxwayne farmaajo wuu is keenay xili waliba si wayn isha loogu hayo.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Taleeh Road
Mogadishu
252