Muqdisho Post
Ogaal: DV Lottery, International Scholarships Opportunity, G5, DAAD Scholarship, Turkiye Burslari...
Waxaan bishaan soo gudbin doonnaa, xoga fara badan oo ku saabsan DV Lottery-ga Mareykanka iyo siyaabaha looga faa'iidaysan karo. sidoo kale macluumaadka ku gedaaman iyo wax badan oo kaaga qarsoon ama aadan ka warheyn, halkaan isha ku haay.
Fursada deeqaha waxbarasho ee dalalka kala ah Germany, Romania iyo Turkiye, ka faa'iidaysi wacan insha allah.
inka badan 35 fursadood oo deeqa waxbarasho ah, oo dunidu si sanadla ah u bixiso, ayaa soo gudbin doonnaa iyo sida looga faa'iidaysan karo, la socod wanaagsan.
fadlan inagu soo biir,👇
https://www.youtube.com/
https://www.facebook.com/Muqdishopost2/
https://www.facebook.com/Muqdisho.post22
https://twitter.com/Muqdishopost1
https://.www.muqdishoposts.com/
https://www.tiktok.com/
Isha waxbarashada iyo sara u qaadida xirfadaha waxa ay idiin bilowday, soo tebinta iyo ka waramista xogaha minxooyinka caalamka ee sida Online-ka ah logu buuxsado, adiga oo aan cidna u baahneyn, waxa aana markasta idiin soo gudbin doonna halka ay wax marayaa iyo waxyaabaha kasoo cusboonaado.
Sidoo kalena waxa aan soo gudbin doonnaa mowduuc kasta oo faa'iida u leh bulshada. gaar ahaan aqoonta iyo horumarka.
Isha aqoonta iyo ilbaxnimada. MUQDISHO-POST,
Telegram link:
https://t.me/muqdishopostec
wixi su'aal aragtidi iyo tala siin ahba halkaan inaga soo xiriir, mahadsanid,
Link-gaan ka daawo:👇
https://www.youtube.com/watch?v=B4B2SqLWdy0
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Address
Waberi
Mogadishu
N/A