Calaf doon

Calaf doon

Share

18/10/2022

Wax kafican majiro quranka o.ad aqriso ama ad dhageysato
Wll

16/10/2022

Hambalyo ayan leyahay da.yarta qaranka somaliya
Guusha ey sohoyen
Farxad bey utahay dadka somaliyed iyo dalka

16/10/2022

Hambalyo guusha ay soo hooyeen Xiddigaha 17- jirrada ah ee Xulka Qaranka Soomaaliyeed ee tartanka da’ yarta ee Bariga iyo Bartamaha Afrika ee CECAFA.

Dhallinyarada Soomaaliyeed waxay leeyihiin hibo, adkeysi iyo karti ay kaga tilmaaman yihiin dhiggooda caalamka, sidaa awgeed waxay mudan yihiin in niyadda loo dhiso, mar walbana la garab istaago.

Waxaan ku bogaadinayaa maamulka, macalimiinta iyo ciyaaryahannada Xulka kubadda Cagta guushan taariikhiga ah.

https://www.instagram.com/mohamed_farmaajo/

HAMBALYO-HAMBALYO.

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Km30
Mogadishu