Taleex Professional College

Taleex Professional College

Share

Taleh Professional College (TAPCO) is a premier legally registered Training, Education, Research
and Consultancy institution located in a serene environment at the Taleh section of Hodan District in Mogadishu, the capital city of Somalia. It was incorporated in March 2020 under the Ministry of Education, Culture and Higher Education and is owned by a group of highly qualified Somali entrepreneurs/experts.

01/06/2026

DIIWAANGELINTA ARDAYDA CUSUB EE BISHAN JUNE 2026
Admission Open
Ka mid noqo ardayda iska diiwaangelinaya xarumaha college-ka si aad u helo aqoon, tayo iyo khibrado kor u qaadaya garaadkaaga iyo kartidaada kaana dhigi doona qof isku kalsoon oo ka dhex muuqda bulshada dhexdeeda.
Waxaan bulshada u shaqeyneynaa muddo ka badan 6 sano isla markaana waxaan soo saarnay xirfadlayaal ka badan 6,000 arday. Allaah ayaa mahad leh. Tayo waa Tayo.

TILMAANTA XARUNTEENA 1-AAD
Ka soo horjeedka Masjidka Ramadaan
Nagala soo xiriir Tel. 0614448330 (WhatsApp ama Call)
Vidoe-ga tilmaanta halkaan ka daawo:
https://www.facebook.com/share/v/16egAMU7nh/

TILMAANTA XARUNTEENA 2-AAD
Inta u dhexeysa Isgoysyada Dabka iyo Shaqaalaha
Supermarket-ka: Aaran Supermarket
Nagala soo xiriir: Tel. 0614448331 (WhatsApp ama Call)
Video-ga tilmaanta halkaan ka daawo:
https://www.facebook.com/share/v/16VJML5KEs/
I
ntake #1


fans






Warm regards,
Taleex Professional College

30/05/2026

ISKU SOO NOQOSHO WANAAGSAN
Welcome Back!
Berito - Insha Allaah - xarumaha college-ka si rasmi ah ay u howlgeli doonaan - maadaama aan ku jirnay maalmihii farxada iyo damaashaadka.
Fadlan, farxadu yeysan kula tegin, ogowna in college-ka berito dib loo furi doono casharaduna ay si rasmi ah u bilaaban doonaan.
Sidoo kale, waxaa furmaya diiwaangelinta ardayda cusub ee bisha June 2026.

TILMAANTA XARUNTEENA 1-AAD
Ka soo horjeedka Masjidka Ramadaan
Nagala soo xiriir Tel. 0614448330 (WhatsApp ama Call)
Vidoe-ga tilmaanta halkaan ka daawo:
https://www.facebook.com/share/v/16egAMU7nh/

TILMAANTA XARUNTEENA 2-AAD
Inta u dhexeysa Isgoysyada Dabka iyo Shaqaalaha
Supermarket-ka: Aaran Supermarket
Nagala soo xiriir: Tel. 0614448331 (WhatsApp ama Call)
Video-ga tilmaanta halkaan ka daawo:
https://www.facebook.com/share/v/16VJML5KEs/

Intake #1


fans






Warm regards,
Taleex Professional College See less See less See less See less

27/05/2026

TILMAANTA XARUNTEENA 1-AAD
Ka soo horjeedka Masjidka Ramadaan
Nagala soo xiriir Tel. 0614448330 (WhatsApp ama Call)
Vidoe-ga tilmaanta halkaan ka daawo:
https://www.facebook.com/share/v/16egAMU7nh/
TILMAANTA XARUNTEENA 2-AAD
Inta u dhexeysa Isgoysyada Dabka iyo Shaqaalaha
Supermarket-ka: Aaran Supermarket
Nagala soo xiriir: Tel. 0614448331 (WhatsApp ama Call)
Video-ga tilmaanta halkaan ka daawo:
https://www.facebook.com/share/v/16VJML5KEs/
Intake #2


fans






Warm regards,
Taleex Professional College See less See less See less

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Address


Taleh Street
Mogadishu
2521

Opening Hours

Monday 08:00 - 21:00
Tuesday 08:00 - 21:00
Wednesday 08:00 - 21:00
Thursday 08:00 - 21:00
Friday 08:00 - 21:00
Saturday 08:00 - 21:00
Sunday 08:00 - 21:00