SPA Learning Lab
23/04/2026
On April 23, 2026, we had a wonderful catch-up with our alumna, Mariam M Sheikhowโa university lecturer and graduate of both the 3rd cohort of SPAโs Blog Writing Training Program and the 3rd cohort of the Research Training Program.
The blog writing training opened new career opportunities for her, while the research training equipped her with the skills to supervise undergraduate graduation projects. She also participated in the 2025 Institute for Somali Studies Conference, where she presented a research paper.
During our meeting, Mariam shared her progress and expressed her appreciation to SPA for supporting her professional growth.
We are proud of Mariam and her continued achievements.
11/01/2026
January 11, 2026: Xarunta SPA Learning Lab ee Somali Public Agenda ayaa maanta billowday tabobar ku saabsan blog qorista kaas oo socon doona muddo 1 bil ah. Tabobarkan oo ah dufcadii 10-aad ayaa waxaa ka qeybgalaya dhallinyaro tiradoodu gaareyso 36 oo isugu jira wiilal iyo gabdho xiiso gaar ah u qaba xirfadda sheeko-qorista.
Muddada uu tabobarkan socdo ardayda waxa la siin doonaa casharro ka caawinaya sida sheekooyin xirfadeysan loo sameeyo loona faafiyo. Sidoo kale ardaydu waxay la kulmi doonaan qoraayaal waayo-aragnimo gaar ah u leh sheeko sameynta kuwaa oo la wadaagi doona ardayda khibraddooda, sidoo kalena siin doona talooyin wax ku ool ah iyo dardaaran.
Ardayda nasiibka u yeelatay tabobarkan waxaan u rajeyneynaa guul.
17/12/2025
๐๐๐ฟ๐๐ฎ๐ฑ ๐ง๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฟ: Xarunta SPA Learning Lab ee Somali Public Agenda waxay bixineysaa tababar ku saabsan blog writing, kaas oo socon doona muddo 4 isbuuc ah.
Tababarkan, oo noqonaya midkii 10-aad, waxaa bixin doona qalinleey aqoon iyo khibrad dheer u leh blog qorista.
Haddii aad daneyneyso, fadlan ka soo codso lifaaqa hoos ku xusan๐
https://somalipublicagenda.org/call-for-application-for-blog-writing-training/?From=Facebook
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the school
Address
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 17:00 |
| Tuesday | 09:00 - 17:00 |
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Thursday | 09:00 - 17:00 |
| Sunday | 09:00 - 17:00 |