Tarikhda Dunida
Waa page kuu suurto galinayo in aad Had iyo goor lasocoto wararkii ugu dambeeyey ee ciyaarha Dalka iyo dibadaba, iyo waliba RIKORADII
laga so diwaan galiyey.
23/10/2017
Xidiga dunida CR7 👏👏
Ronaldo oo kuguleystay abaal marinta xidiga ugu fiican dunida sanadka 2017 isagoo kugaracay xidigaha Messi iyo Neymar
Congra Cr7
01/08/2017
:: XASUUSTA MAANTA OO KALE ;;
Maanta oo kale sanadkii 2000, kooxda kubadda cagta ee AC Milan aya suuqa kala iisiga ciyaartoyda kaso iibsatay Fernando Redondo kaas oo kaga yimid dhankaa iyo Real Madrid
aduun lacag oo dhan £11
Champions League🏆
Coppa Italia🏆
Serie A🏆
30/07/2017
:: XASUUSTA MAANTA OO KALE ::
maanta oo kale 30th July, sanadkii 1966
xulka qaranka ingariiska qabtiisa Ragga aya waxey ku guuleysteen koobkii aduunka waxa ayna ka qaadeen jarmalkii galbeed kadib ciyaar kuso idlaatay, England 4-2 West Germany
Hurst: ⚽️⚽️⚽️
Peters: ⚽️
World Cup 🏆
29/07/2017
Ciyaariyahankii h**e Barcelona Ronaldinho Caucho ayaa kula taliyay Neymar Junior inuu raaco qalbigiisa xilli aad loola xiriirinayo kooxda Paris Saint Gemain.
Warbixinadii ugu dambeeyay ee la helayo waxey
sheegayaan inuu xidigaan ogolaaday heshiis shan sano ah oo uu sanadkii ku qaadan doono €30 Malyan oo Euro kuna aadayo kooxda uu maamulo Unai Emery waxeyna kula wareegayaan aduun dhan
222 Malyan oo Euro, Ciyaartoyda Barcelona sida Andreas Iniesta, Luis
Suarez iyo Gerard Pique ayaa si guud uga hadlay xaalada xidigaan inkastoo wali 25-jirkaan uusan kala cadeynin mustaqbalkiisa garoonka Camp Nou balse kaliya la fahansan yahay in rabitaankiisa uu
yahay ka tagista Camp Nou.
Ronaldinho oo sanadkii 2003 ka tagay PSG kuna biiray Barcelona haatanna ka mid ah safiirada kooxda Barcelona ayaa wiilka ay dhalashada wadaagaan u sheegay inuu raaco waxa qalbigiisa uu u sheegayo.
“Waxaan kaliya u sheegi karaa inuu raaco
qalbigiisa isla markaana noqdo mid faraxsan si uu u sameeyo waxa qalbigiisa uu u sheegayo” ayuu yiri Ronaldinho.
Dhanka kale madaxweynaha kooxda
Barcelona Josep Maria Bartomeu wuxuu ka
dhawaajiyay in Neymar uu u fasaxan yahay inuu
aado kooxda uu doonayo hadii uusan ku
faraxsaneyn Camp Nou balse koox walba ay
bixineyso lacagaha lagu jabin karo heshiiskiisa.
Maryama( Xilkasinho).
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Address
Mogadisho
NO