Liverpool Somali Fans

Liverpool Somali Fans

Share

Waxaan kugu soo dhaweynaynaa Page-ka Ugu Wayn Taageraysha Liverpool Somali Fans. halkaan waxaad ka heli doontaa dhamaan Wax kasta Oo ku saabsan Kooxda, Wararki Ugu dambeeyay Kooxda - Tabinta Ciyaarta - Taariikho hore

Congratulations you finally Found this Page!

23/05/2026

🚨🚨❤️Arne Slot iyo ciyaartoyda Liverpool ayaa sameeyay presentation gaar ah kahor tababarka kooxda, iyadoo sharaf iyo qadarin loo muujiyay labada hoggaamiye ee Andy Robertson iyo Mohamed Salah.

Photos from Liverpool Somali Fans's post 23/05/2026

Mo iyo Robbo Macsalaamayntoodii wali waa socotaa!👑❤️

22/05/2026

🚨🔴𝐁𝐑𝐄𝐀𝐊𝐈𝐍𝐆: Liverpool ayaa ku dhow saxiixa da’yarka reer Colombia ee Samuel Martínez! 🇨🇴✨

Xiddiga Atlético Nacional ayaa lagu wadaa inuu qalinka ku duugo heshiis 5 sano ah marka uu gaaro 18 jir, iyadoo Reds-ku ay ka adkaatay Barcelona iyo Dortmund tartanka loogu jiray saxiixiisa. 🔥

Qiimaha heshiiska ayaa gaaraya €1m, halka Atlético Nacional ay sii haysan doonto boqolkiiba iibka mustaqbalka.

Mustaqbal kale oo ifaya ayaa kusoo wajahan Anfield. ❤️

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadisho?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Address


Mogadisho