Bright Cargo

Bright Cargo

Share

08/05/2024

wixii faahfaahin dheerada la xariir 61 5868378

02/04/2024

𝗦𝗶 𝗮𝗮𝗱 𝘂 𝗵𝗲𝘀𝗵𝗶𝗱 alaabaha aad alibaba kasoo gadanysid aana somalia kuugu keeno samey intaan shey soo socdo..
1 :marka h**e qofka aad rabtid inaa wax ka gadatid waxaad udiree xafiiskeena addreskiisa oo china ku yaala (ᵃᵈᵈʳᵉˢᵏᵃ ˢⁱ,ᵃᵃᵈ ᵘʰᵉˢʰⁱᵈⁿᵃ ʷʰᵃᵗˢᵃᵖᵖᵏᵃ ⁿᵃᵍᵃˡᵃ ˢᵒᵒ ˣᵃʳⁱⁱʳ)
2 :kadib la heshii qofka aad rabtid inaa waxa aad ka gadatid sida 𝗾𝗶𝗶𝗺𝗮𝗵𝗮 sheyga ,inta 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧 ay alaabta addreskeena ku geyn karan (ʷᵃᵃ ᵐᵘʰⁱⁱᵐ ᵐᵃᵃˡᵐᵃʰᵃ ᵃʸ ᵃˡᵃᵃᵇᵗᵃˢ ᵏᵘ ᵍᵉʸⁿᵃʸᵃᵃⁿ ˣᵃᶠⁱⁱˢᵏᵉᵉⁿᵃ ⁱⁿᵃ ʷᵃʸᵈⁱⁱˢⁱᵈ ʸᵃʸna ᵏᵃ ᵇᵃᵈᵃⁿ ⁵ ᵇᵃʳⁱ ).
3 :markaa is fahantiin kadib bixi lacagta aad ku heshiiseen kadibna ayagaa alaabta soo qaadi doono oo xafiiskeena china geyn doono
4 : markey naso gaarta alaabtada waxaan kusoo diri doona message oo lagugu sheegayo inay alaabtada nasoo gaartey iyo culeeska alaabtada.
5 :kadib alaabtada aan waxan kasoo qaadi doona china malmaha qamiista eh waxaana kuugu keenayna mudo 10 maalin ah kadib waxaad iska bixinee lacagta cargoga (ʷᵃᵃ ˡᵃᶜᵃᵍᵗᵃ ᵈⁱʸᵃᵃʳᵃᵈᵃ ˡᵃᵍᵘ ˢᵒᵒ ˢᵃᵃʳᵉ ᵒᵒ ˢᵒᵐᵃˡⁱᵃ ˡᵃᵍᵘᵘᵍᵘ ᵏᵉᵉⁿᵃʸ, ˡᵃᶜᵃᵍᵗᵃ ˡᵃᵍᵃᵃ qᵃᵃᵈⁱ ᵈᵒᵒⁿᵃⁿᵃ ʷᵃˣᵃʸⁿᵃ ᵏᵘ ˣⁱʳᵃⁿᵗᵃʰᵃʸ ᶜᵘˡᵉᵉˢᵏᵃ ᵃˡᵃᵃᵇᵗᵃᵈᵃ).

Cargo from china to somalia .

25/12/2023

from china to somalia . Alibaba.com
Bright cargo

Want your business to be the top-listed Transport Service in Mogadisho?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Mogadisho