Galmudugmedia
06/01/2020
Mudug Journalist TV FADLAN π β Subscribers β Share β Like β Chanalka Haldoor newsπ Thanks π Mahadsanid π
21/09/2016
XOG;-Cusub, KHilaaf Xoogan oo ka Dhex Tagan Gaas iyo Camay, Ka Dib Markii... Iyadoo dhawaan warqad kasoo baxday xafiiska madaxwayne ku xigeenka Puntland Mudane Cumar Camay lagu joojinayey gadiidka isaga baxa koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya iyo deegaanada Puntland ayaa ar...
01/03/2016
Daawo Sawirada Madaxweynaha Galmudug oo Kulan la Qaatay Jaaliyada Galmudug ee ;Uk madaxweyna Galmudug oo weli ku sugan Londen ayaa kulamo la qaadanaya Jaalidaya Galmudug ee Wadnkaas wax uuna kala hadlayaa sidii loo Hormarin lahaa degnada Galmudug iyo Arimo Kale oo ay ka mid Taha...
09/02/2016
Waxaa Goor Dhoweyd Magaalada Gaalkacyo ku soo Dhamaaday Kulan Ay Yeesheen Beesha Shiikhaal ee kamid ah Beelaha Galmudug Wax ka Dhistay isla Markana Qeybta Ka Ah, Beesha Shiikhaal Ayaa kulankooda Maanta Waxay eedeyn kulul u Jeediyeen Dowlada Galmudug Taasi oo ku Aadan Dhismaha Maamulada Loo Dhisayo Gaalkacyo iyo Hobyo, Beesha Ayaanan Lasiin Xaqii Labada Degmo ee Xubin ahaan u Helilahaayeen Waxayna Madaxweynaha ugu Baaqeen in uu isbadal Xoogan ku Sameeyo Midka Gaalkacyo iyo Kan Hobyo oo Hada La Wado, [ 37 more words. ]
http://galmudugmedia.com/2016/02/daawo-sawirada-beesha-shiikhaal-oo-edeyn-kulul-u-jeedisay-madaxweynaha-galmudug/
Daawo Sawirada Beesha Shiikhaal oo Edeyn Kulul U jeedisay Madaxweynaha Galmudug Waxaa Goor Dhoweyd Magaalada Gaalkacyo ku soo Dhamaaday Kulan Ay Yeesheen Beesha Shiikhaal ee kamid ah Beelaha Galmudug Wax ka Dhistay isla Markana Qeybta Ka Ah, Beesha Shiikhaal Ayaa kulankooda Ma...
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Farmajo; Nuurceyn
Mogadish