Dhaashi Outlets

Dhaashi Outlets

Share

09/06/2026

🌿 DAAWO DABIICI AH OO JIRKAAGA U ROON! 🌿

Minyak Kayu Putih Waa Xalkaaga dabiiciga ah ee maalinlaha ah πŸ’š

✨ Faa’iidooyinka:

🧠 Ka yareeya madax xanuunka
🦴 Dajiya xanuunka jilbaha & murqaha
🌑️ Kaa caawiya qabow & hargab
😴 Ku siiya nasasho & hurdo fiican

🌿 Udgoon dabiici ah oo nadiif ah
🌿 Ku habboon Qof walba – qoys dhan

Waxaadna Ugu Hagagi Karta .

Fadlan, wixii faahfaahin ah nagala soo xariir:
WhatsApp: https://wa.link/e3x1yu
Tell: 0611006371

Mahadsanid.

!

03/06/2026

🌿✨ Maqaarkaaga sii nadiifin iyo daryeel maalin kasta! ✨🌿

Wasakhda, dufanka iyo unugyada duqoobay waxay ka dhigi karaan maqaarka mid daallan oo aan ifayn.

🀍 NMF Amino + AHA PHA Foaming Cleanser waxay kaa caawinaysaa:

πŸ’§ Nadiifinta maqaarka si qoto dheer
✨ Ka saarista wasakhda iyo unugyada duqoobay
🌿 Inuu maqaarku u muuqdo mid nadiif ah oo ifaya
🀍 Inaad dareento cusubaan iyo jilicsanaan maalin kasta
πŸ“© Dalbo hadda oo la kulan daryeelka gaarka ah ee Wardah.

Waxaadna Ugu Hagagi Karta .
Fadlan, wixii faahfaahin ah nagala soo xariir:
WhatsApp: https://wa.link/e3x1yu
πŸ“ Mogadisho, Somalia
πŸ“±phone : 0611006371
πŸ“˜ Facebook: Dhaashi Outlets
Mahadsanid.
!
!
!
🌿🌸 βœ¨πŸƒ πŸŒΊπŸ’§ 🌿🀍 πŸ€πŸŒΈ πŸ’ŽπŸŒΏ πŸŒΈπŸƒ ✨🌿 πŸ’§πŸŒΊ πŸ€πŸ€ 🌿🌸 βœ¨πŸ’Ž πŸŒΊπŸƒ πŸŒΏπŸ’§πŸŒΈβœ¨πŸ€πŸ€πŸ’Ž

Photos from Dhaashi Outlets's post 31/05/2026

β€ŽπŸ§Ό KRIS SOAP
β€Ž
β€ŽMa doonaysaa saabuun ka dhigta maqaar ka nadiif, jileec iyo udgoon?
β€Ž
β€ŽMaqaarkaaga sii daryeelka uu mudan yahay adigoo adeegsanaya Kris Soap Warmness.
β€Ž
β€ŽFaa'iidooyinka Kris Soap aad ka heleyso waxaa kamid ah:-
β€Ž
β€Ž1. Waxay Nadiifisaa maqaarka si qoto dheer.
β€Ž2. Maqaarka waxay ka dhigta mid jilicsan
β€Ž3. Waxay jirka siisaa Udgoon dagan oo waara maalinta oo dhan.
β€Ž4. waxayna ku habboon tahay dhammaan noocyada maqaarka.
β€Ž
β€ŽWaxaadna Ugu Hagagi Karta .
β€ŽFadlan, wixii faahfaahin ah nagala soo xariir:

β€ŽWhatsApp: https://wa.link/e3x1yu
β€ŽπŸ“ Mogadisho, Somalia
β€ŽπŸ“±phone : 0611006371
β€ŽπŸ“˜ Facebook: Dhaashi Outlets
β€ŽMahadsanid.
β€Ž !
β€Ž !
β€Ž ! πŸŒΏπŸŒΌπŸŒΈπŸƒπŸ§Όβœ¨

09/05/2026

C-DEFENSE FACE WASH βœ¨πŸ’š

Wajigaaga sii nadiifin, iftiin iyo fresh glow maalin kasta 😍🍊🌿
Waxaa ku jirta Vitamin C oo ka caawinaaya :
βœ”οΈ Nadiifinta wajiga
βœ”οΈ Yareynta dufanka & wasakhda
βœ”οΈ Iftiiminta maqaarka
βœ”οΈ Ka ilaalinta finan yaryar
βœ”οΈ Fresh & natural feel 🌱
Ku habboon dhammaan noocyada maqaarka All skin

Waxaadna Ugu Hagagi Karta .
Fadlan, wixii faahfaahin ah nagala soo xariir:
WhatsApp: https://wa.link/e3x1yu
Tell: 0611006371
Mahadsanid.
!
!
!
🌿

03/05/2026

Ma Rabtaa maqaar jilicsan, ifaya, oo qoyaankiisu Waqti Badan Ku Haaya?
&_Body_Lotion Waa Daryeel Dabiici Ah oo Ka Samaysan Maaddooyin Tayo sare leh,Si Maqaarkaagu Unoqdo mid Qurux Badan Maalin Kasta.
πŸ’— Protect & Glow
β€’ Vitamin ,E, beads.
β€’ Pink ,pomelo, extract.
β€’ Wuxuu Kaa Caaqinaa, Maqaarka inuu iftiimo oo Sinaado.
πŸ’š Moisturizing
β€’ Vitamin E, beads.
β€’ Pomegranate seed, oil.
β€’ Qoyaan Soconaya,ilaa 8 saacadood.
🌿 Fudud, aan dheg-dhegnayn.
🌿 Ku habboon, isticmaalka maalin kasta.
🌿 Daryeel dabiici ah,oo aad ku kalsoonaan karto.
Dooro Natur-E, Waa Haqabtiraha Maqaarkaaga.
Waxaadna Ugu Hagagi Karta .
Fadlan, wixii faahfaahin ah nagala soo xariir:
WhatsApp: https://wa.link/e3x1yu
Tell: 0611006371
Mahadsanid.
!
!
!
-E

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadish?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Xamar Weyne, Suuq Bacaad (Rugsan Mall ) Iyo Daaru Salaam Madiina Dabka
Mogadish

Opening Hours

Monday 09:00 - 20:30
Tuesday 09:00 - 20:30
Wednesday 09:00 - 20:30
Thursday 09:00 - 20:30
Saturday 09:00 - 20:30
Sunday 09:00 - 20:30