Soomali post
31/08/2025
“Dhulbahante ma dooran Firdhiye waxaa doortay Warsangeli, Xildhibaanadda Warsangeli ee Waqooyi Bari dhamaantood waa tahriibayaan,waxay soo doonteen lacagtii tahriibka"
Danjire Cabdixakiin C. Xaaji Cumar Camey.
30/08/2025
" waxaan wacay Deni si aan gurmad ugaarsiiyo Dadkii kasoo qaxay Buuraha Cal Miskaad ee dagaalladu ka socdaan wuxuu igu yiri kaagama baahnin"
Guddoomiyaha Hay'adda Maaraynta Musiibooyinka Somalia ee Sodma Maxamuud Macallin.
30/08/2025
DEG DEG: Cabdulqaadir Axmed Aw Cali (Firdhiye) ayaa ku guuleystay Madaxweynaha Shanta sanno ee soo socota ee Maamulka Waqooyi Bari.
Khaliif waa tanaasulay, Jamaalna codadkiisii wuxuu ku wareejiyey Firdhiye.
Waa isku dhamaatay. Firdhiye is back.
30/08/2025
Musharaxiinta wareega 2aad u gudbaya.
Firdhiye ayaa haysta 36 cod
Cabdirisaaq Khaliif 20 cod
Codadka ay ku tartamayaan waa musharaxiinta haraysa oo dhan isku darkooda dhan yahay 27 cod.
Firdhiye ayaa u baahan 6 cod, Cabdirisaqna wuxuu ubaahan yahay 22 cod.
07/08/2025
: Maamulka Jubbaland Ayaa Ka Hadlay Xaalada Gobalka Gedo Waxayna Eedeyn Culus Ujeediyen DFS Iyagoo Ku Eedeyey Dowlada Inay Duulan Ku Tahay Dadka Reer Jubbaland, Sidoo Kale Waxay Sheegen Jubbaland In Abdirashiid Janan Uu ShacabKa Gedo Horay Uxasuuqay Hubkii Jubbaland Ay Laheyd Uu Horey U iibsaday.
Jubbaland Ayaa Sheegtay In Magalada Garbahaarey Ay Dowlada Masar Ka Dajisay Hub Ay Ugu Tala Gashay In Gobalka Qalqal Lagu Galiyo Sidoo Kale waxay Sheegen In Uu Dagaalka Gobalka Gedo Uu Salka Ku Haayo Arinta Wabiga Niilka oo Ay Isku Hayan Masar Iyo Itoobiya.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Kismayo