Dhibic Studio

Dhibic Studio

Share

Dhibic Digital Media House is a Production Company based in Kismayo, Lower Jubba, Somalia with provides media services including Videography, Photography, Live Streaming Production, Event Management, Digital Branding, and Web Development.

06/10/2023

Shirkada Dhibic Studio ayaa Maanta Galinkii dambe Samaysay Live-kii Ciyaartii Dhex martey Kooxaha JBC VS SOM GOD.

Shirkadu waxay si guud ugu mahad celinayasaa Ururka kubadda Cagta Jubaland iyo TV-ga Dowlada oo door muuqa ka qaatey in Maanta Tabintaas qurux badan noo baahdo.

Shirkada Dhibic waxay Macaamiisheeda ku wargalinaysaa in ay goor kasta diyaar ula tahay adeeg hufan iyo shaqo aad ku qanci doontid.

MAHADSANIDIIN.

Photos from Dhibic Studio's post 05/07/2023

Dhibic Studio waxa ay macaamisheeda ukeentay boorarka sawirada lagu galo sida boorka maktabada ardayda qalin jabinayso iyo kuwa kale aad uqurux badan, fadlan yaanan lagaaga hormarin ee gaar.

Waxa ay ku taala magaalada Kismaayo gaar ahaan Olympic area.
wixii faah-faahin ah ka xidhiidh
[email protected]
+252619727525
+252611572004

Want your business to be the top-listed Media Company in Kismayo?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Kismayo

Opening Hours

Monday 07:00 - 23:00
Tuesday 07:00 - 23:00
Wednesday 07:00 - 23:00
Thursday 07:00 - 23:00
Friday 16:30 - 23:00
Saturday 07:00 - 23:00
Sunday 07:00 - 23:00