Caalim Computer Academy

Caalim Computer Academy

Share

1 -Barashada Cilmiga Computerka
2 -Sameynta Computerka
3 -iibinta Computerada Cuseeb iyo Celisba

N.B: Waxii Faahfaahin Dheeri ah Nagala soo Xiriir +252 616510035 | 626510035

Photos from Caalim Computer Academy's post 28/06/2026

HOTEL DOOFIL, HANTIWADAAG, JOWHAR SOMALIA

XAFLADA QALINJIBINTA DUFCADA 3AAD EE MACHADKA Caalim Computer Academy

27/06/2026

Assalamu Caleykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu Dhamaan Ardeyda Qiimaha Badan Ee Usoo Dhamaadey Barashada Qeybaha Asaasiga Ee Cilmiga Computer Ka Ee Caalim Computer Academy Waxaan Idin Leeyahah hambalyo hambalyo hambalyo, runti waxbarashada nuucwalba oo ay tahay waxey ubaahantahay dadaal, dulqaad iyo joogteyn, ugu danbeyn waad sameyseen.
Congratulations. GUULEYSTA WALIGIIN.

Photos from Caalim Computer Academy's post 29/05/2026

Machadka Barashada Cilmiga Computer ka Ee Caalim Waa Goob waxbarasho Lagu Barto Cilmiga Computer ka kuna taalo magaalada Jowhar Gaar ahaan Xaadada Hantiwadaag Laanta 1AAD, Kasoo Horjeedka Masjidka Minara.

Machafka Waxa Uu Soo saaray Dhowr Dufcadood, waxa uuna lee yahay Lab Dhameystiran oo computer iyo Printer isugu juro.

Si'aad iskaga diiwaangeliso fadlan wac: 0616510035

23/05/2026

Machadka Caalim Waxaa Furan Diiwaangelinta Dufacada 4AAD Iyo 5AAD, Fadlan kafaa'ideyso.

Want your business to be the top-listed Computer & Electronics Service in Jowhar?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Jowhar T Road
Jowhar