Signaljet
07/09/2024
Waxaanu ku faraxsanahay in aanu u adeegno Madasha Isku-xidhka Wadaagayaasha Qorshaha Horumarinta Qaranka (Inter-sectoral Coordination Meeting) oo ay hagaysay Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka, kuna salaysan Qorshaha Horumarinta Qaranka ee Somaliland. Madashan waaxaa ku kulma Haayadaha dawlada iyo daneeyaasha dhanka horumarka ka taageera dawladda Somaliland.
18/05/2022
18 May 2022
Hambalyo dhammaan shacbi-weynaha Jamhuuriyadda Somaliland.
$Aqoonsi&AayatiinWacan.
17/04/2022
Adeegga nashqadaynta iyo qurxinta baabuurta oo aanu si heer sare ah ugu qabanay shirkadda marmarka ee Raasamaal.
Ku soo dhawaada macaamiisha milgaha iyo maamuuska badan ee shirkadda Signaljet.
Aad bay noo farxad galinaysaa in aanu si qurux badan idiinku adeegno.
18/11/2021
Aad baan ugu faraxsanahay in shirkadda Hass Petroleum Somaliland ay ka mid noqoto macaamiishayada sharafta badan ee aanu sida hagarla’aanta ah ugu adeegno.
Waxaanu nashqado qurux badan ugu xidhnay goobtii ay ku lahaayeen carwada ganacsiga Hargaysa ee ka socota hoolka hay’adda shaqaalaha.
Signaljet waa halka ugu horaysa ee aad ka helayso nashqadaha qurxoon.
Aad baan ugu faraxsanahay in shirkadda Hass Petroleum Somaliland ay ka mid noqoto macaamiishayada sharafta badan ee aanu sida hagarla’aanta ah ugu adeegno. Waxaanu nashqado qurux badan ugu xidhnay goobtii ay ku lahaayeen carwada ganacsiga Hargaysa ee ka socota hoolka hay’adda shaqaalaha.
Signaljet waa halka ugu horaysa ee aad ka helayso nashqadaha qurxoon.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Hargesa